"Farxadi Kaameey Horeyn"
— җырлаган Dayax Dalnuurshe
"Farxadi Kaameey Horeyn" - рекордлы ярлыкның рәсми каналында 29 сентябрь 2021 чыгарылган Сомали башкарылган җыр - "Dayax Dalnuurshe". "Farxadi Kaameey Horeyn" турында эксклюзив мәгълүматны табыгыз. Farxadi Kaameey Horeyn җыр лирикасын, тәрҗемәләрне, җыр фактларын табыгыз. Табыш һәм чиста кыйммәт, иганәчеләр һәм бүтән чыганаклар, Интернетта табылган мәгълүмат буенча тупланган. "Farxadi Kaameey Horeyn" җыры тупланган музыка схемаларында ничә тапкыр күренде? "Farxadi Kaameey Horeyn" - иң яхшы 100 Сомали җырлар, иң яхшы 40 Сомали җырлар һәм башкалар кебек популяр төп схемаларда урнашкан танылган музыкаль видео.
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Farxadi Kaameey Horeyn" Фактлар
"Farxadi Kaameey Horeyn" YouTube'та 5M гомуми карау һәм 54.2K ошады.
[0ыр 29/09/2021 тапшырылды һәм схемаларда 185 атна үткәрелде.
Музыкаль видеоның оригиналь исеме "DAYAX DALNUURSHE FARXADI KAAMEEY HOREYN OFFICIAL MUSIC VIDEO".
"Farxadi Kaameey Horeyn" Youtube сайтында бастырылды 28/09/2021 21:31:07.
"Farxadi Kaameey Horeyn" Лирик, композиторлар, язма этикеткасы
Erayada Ahmed xaraf
laxanka khaalid kaamil
music mustafa karaama
camera & editing Y3A films
Directed by: Farhiathebosslady & Ahmed Ashiika
Aniga hiilkeygiyeey
Hortaa ma aheyn qof jira
Hortaa ma aqoon jaceyl
Hortaa nolol maan laheyn
Hortaa la ima haybin jirin
Horta la ima dooni jirin
Hortaa haybad maan laheyn
Hedayduun baa igu jirtee
Hortaa hebal maan aheyn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn
Hugiyo sharaftaydiyeey
Hortaa maan hiigsan jirin
Halkuu qayrkay tagoo
Hortaa hadaf maan lahayn
Hortaa maan haysan jirin
Hadeer qiimahaan heloo
Hortaa karti maan lahayn
Hedayduun baa jirtee
Hortaa hebel maan ahayn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn